Hargeysa oo lagu xiray Wiil ku labistay dhar leh midabka Calanka Soomaaliya (Sawirro)

Ciidamada booliiska maamulka Soomaaliland ayaa maanta magaalada Hargeysa ku xiray wiil dhalinaro ah oo ku labisnaa Surwaal iyo Jaakad ka sameesnaa midabka Calanka Soomaaliya. Wiilkan dhalinyarada ah oo magaciisa lagu sheegay Cabdiraxmaan Maxamed Cali “Aar” ayaa xiliga la xirayay ku sugnaa magaalada Hargeysa, waxaana la sheegay in wiilkan kahor inta aan la xirin in hanjabaad iyo … Continue reading Hargeysa oo lagu xiray Wiil ku labistay dhar leh midabka Calanka Soomaaliya (Sawirro)